Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIYIHII GUDIDA DIIWAAN GALINTA OO XILIKII LAGA QAADAY

Posted on: March 9, 2009

GUDOOMIYIHII GUDIDA DIIWAAN GALINTA OO XILIKII LAGA QAADAY

Hargaysa 08 March 2009 (THN)

Gudoomiyihii Gudida Diiwaan galinta Cobixiyayaasha Somalilan Ismaaciil Muuse Nuur Ayaa galaba xilikii laga qaaday u ka hayey gudida diiwaangalinta. Mudane Ismaaciil waxa kale oo uu ka mid ahaa gudida commission ka qaran ee Somaliland.

Maanta galabnimadii shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen xubnaha commission ka intoodii badnayd ayaa waxaa goaan ay ku gaadheen in ay ka xayuubiyaan xilkii uu ka hayey gudida diiwaan galinta ee ahayd Gumiyanimada.

Ma jiraan war rasmi ah oo laga soo saaray xil ka qadistaa taas oo aanay ka war bixin gudida doorshooyin mar aan is nidhi wax ka waydiiyana noomay suurta galin dhinaca kale mudne Ismaaciil oo isna aanu xidhiidh la samaynay ayaan noo suurta galin sababo awgeed.

Xil ka qaadistan ayaa lagu sababaynayaa murankii shalay dhex maray gudida doorashooyinka iyo xisbiyada mucaaradka taas oo ay soo tabiyeen commissionku warar ay gobolada qaarna tiridii kaga dhimen xaga qaar kalena ay ugu kordhiyeen taas oo ay ku sheegen in ay ahayd datadii ku jirtay severka .

Maxamed Muuse
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: