Toggaherer’s Weblog

DAGAAL UU SABABAY XUSKA DHALASHADA NABIGA OO KA QARXAY GEDO ALSHABAAB VS AHLUSUNA

Posted on: March 9, 2009

DAGAAL UU SABABAY XUSKA DHALASHADA NABIGA OO KA QARXAY GEDO ALSHABAAB VS AHLUSUNA

Baardheere 09 Mar 2009 (THN)
Dagaal culus oo la isu adeegsanyo Hubka Culus iyo ka fudud labadaba ayaa ka qarxay goordhawayd Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Dagaalka ayaa u dhaxeeya Kooxda Alshabaab iyo Dariiqada Ahlu Sunah Waljamaacah , dagaalka ayaa salka ku haya sida la sheegayo munaasabada xuska dhalashada Nabi Muxumad (NNKH).

Dagaalka ayaa sida ay wararku sheegayaan waxa uu haatan ka socdaa agagaarka Masjid lagu magacaabo Geed Awoowe, halkaasoo la sheegay in Culimada Ahlu Sunah Waljamaacah ku qabanayeen Munaasabada Xuska Bisha Mowliid ee dhalshada Nabigeena Muxumad.

Ma cada Qasaaraha uu geysanayo dagaalkaas, hase yeeshee dagaalka ayaa ah mid ka socda meel ka baxsan Degmada Baardheere oo ay Dariiqada Ahlu Sunah Waljamaacah ku qabanayeen xuska bisha Mowliid.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa warbaahinta Baardheere la isku weydaarsanayay hadalo kala duwan iyadoo culumada Ahlu Sunna Waljamaacah ay ku adkeysanayeen in ay xusayaan Munaasabadda Dhalashada Nabigeena Muxamaed (NNKH) halka xoogaga Ururka Alshabaab ay iyana diidanayaan sida ay u xusayaan Culumada Ahlu Sunah.

XAFIISKA WARQABADKA TOGGAHERER MOQADISHO
AXMED KULAN JOOKAR
XAMAR CADEY

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: