Toggaherer’s Weblog

GUDI HOOSAADKA DHAQALAHA EE G/WAKIILADA OO MAANTA AY HOR YIMADEEN W/MALIYADA & COMMSIONKA.

Posted on: March 5, 2009

GUDI HOOSAADKA DHAQALAHA EE G/WAKIILADA OO MAANTA AY HOR YIMADEEN W/MALIYADA & COMMSIONKA.

Hargaysa 04 March 2009 (THN)
Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta kulan wadajir ah kula yeeshay xarunta golaha wakiilada kula yeeshay commission ka doorashooyinka qaranka iyo wasaarada maaliyada .

Kulankaasi oo sida uu sheegay xilbaan Cali Xasan Maxamuud “Cali mareexaan” oo ka mid ah gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada, waxa uu sheegay in kulankani uu qayb ka ahaa xogaha mala awaalka miisaaniyada ay ku doonayaan gudida dhaqaaluhu in ay ku ogaadaan waxa uu ku saabsanaa ayuu yidhi lacagta doorshada ugu jirta muusaaniyada 2009 ka.

Isugu yeedhida wasaarada maaliyada iyo commission ka qaranka ayaa gudida dhaqaalaha hortooda ka cadaatay in wasaarada maaliyadu ba haba yaratee aanay kala tashan commissionka qaranka habhal maamul iyo hab dhaqaale galin .

Xildhiban Cali mareexaan waxa uu sheegay in wasaarada maaliyadu iyo commssionka ay ka dalbeen in ay dib isugu noqdaan oo ay la yimaadaan qorshe ay ka midaysan yihiin.

Xafiiska Togaherer
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: