Toggaherer’s Weblog

FADHIGII GOLAHA GUURTIDA S/L EE MAANTA OO HAL QODOB LAGU ANSIXIYEY HAL QODOBNA G/W LAGU CELIYEY

Posted on: March 4, 2009

FADHIGII GOLAHA GUURTIDA S/L EE MAANTA OO HAL QODOB LAGU ANSIXIYEY HAL QODOBNA G/W LAGU CELIYEY

Hargaysa 03 March 2009 (THN)

Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey laba xeer oo kala aha

• Xeerka commionka xuquuqal insaanka qarakna.
• Xeerka xakamaynta miinada .

Fadhigan maanta oo uu gudoominayey gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Adam ayaa goluhu måanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerka commission ka xuquuqal insaanka øo wax ka badal iyo kaabid lagu sameeyey kadib kaas oo lagu celin doono golaha wakiilada .

Madasha maanta oo ay ku sugnaayeen 47 mudane ayaa xeerka commission ka xuquuqal insaaka ku waxaa cod gacan taad ah ku ogaladaysa kuna diidan sida tan :-

o 42 mudane ogolaaday
o 4 mudane ayaa diiday
o gudoomiyuhuna muu codayn

Waxaa qodobka xakamaynta miinada isna uu u dhacay codaynteedii sidan :-

 44 mudane ayaa ogolaaday
 2 mudane way diideen
 Gudoomiyuhu mu codayn .

Xeerka xakamaynta miinada ayaa golaha guurtidu u ansixiyeen sidii ay u soo ansixyeen golaha wakiiladu kaas øo dhaqan gali doona marka uu madaxweynu saxeexo .

Xafiiska Waraqabdka Togaherer
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: