Toggaherer’s Weblog

MADAXWEYNAHA DALKA GUINEA BISSAU OO KU DHINTAY WEERAR LAGU SOO QADAY MADAXTOOYADA

Posted on: March 2, 2009

MADAXWEYNAHA DALKA GUINEA BISSAU OO KU DHINTAY WEERAR LAGU SOO QADAY MADAXTOOYADA

Guinea Bissau 02 Mar 2009 (THN)
Xarunta MadaxTooyada Dalka Guinea Bissau oo ku tala Galbeedka Afrika ayaa lagu soo waramay IN lagu dilay Madxweynaha Dalkaasi Mr. Joao Bernardo Vieira kadib markii uu ku dhintay Qarax lagu weeraray Taliyaha Ciidanka Sare oo lagu magaacbo Tagme Na Waie.

Lama garan karo cida weerarka geysatay sida ay sheegayso war bixinta dalkas.Qof Goob jooga ah aya shegay in halkaas lagu dilay Madaxweynihii Dalka Guinea Bissau Mr. Joao Bernardo Vieira oo ku sugnaa Gurigiisa.

Wax ay ka soo xigatay wakaalada waraka ee AFP Afhayeen u hadalay Milatariga u sheegay in ay dileen Madaxweynaha Askar ku soo weerartay Aqalkiisa mar uu islahaa ka baxso Xarunta Saldhiga u ah Xukumada.

Waxaa weerarka la xaqiijiyay in ay geysteen Ciidamada daacad u ah Hogaamiyaha Ciidanka Dalka ee Qarax Ban Baano ku Geeriyooday Mr. Tagme Na Waie.

mar uu Madax weynaha Dalku isku dayay in uu ka qaxo Gurigiisa oo ay israsaasay ba’an ka soctay ag agagaarkiisa. Sidaa waxa u sheegay wakaalada wararka ee AFP Mr. Zamora Induta.

Waxuuna ku eedeeyay in uu Madaxweyne Vieira ka danbeeyay Dilkii Hogaamiyaha ciidan ee Mr. Tagme Na Wai.

Mahan markii ugu horeysay ee ay ciidama weeraraan waxay ahayd November-tii dhaweyd markii ay werareen xarunta madax tooyada Dalkan Ciidamu ku hubaysan Hubka aadka u fud fudud lakiin way ku guuldaraysteen falkaasi.

Warka Calamka Togaherer

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: