Toggaherer’s Weblog

SULDAAN AY CALEEMO SAARTEEN BEESHA UGAAD ABOKOR OO KA DHACAY KAAM BARWAAQO EE D/ GABIILAY

Posted on: February 27, 2009

SULDAAN AY CALEEMO SAARTEEN BEESHA UGAAD ABOKOR OO KA DHACAY KAAM BARWAAQO EE D/ GABIILAY

Gabiilay 26 Feb 2009 (THN)

Wasiirka Awqaafta iyo diinta jamhuriyada Somaliland iyo suldaanka Beesha Awal ayaa maanta ka qayb galay Xaflad lagu caleemo saarayey suldaan cusub oo lagu qabtay tuulada Kaam Barwaaqo oo tirsan degmada Gabiilay ee Gobolkaasi Gabiilay .

Suldaan Maxamed Dahir Cilmi oo ah suldaanka beesha Ugaad Abokor ayaa maanta lagu caleemo saaray tuuladaasi.Xaflada lagu caleemo saarayey waxaa kale oo ka soo qayb galay Salaadiin ,Cuqaal , Xildhibano iyo dadweyne kale oo fara badan .

Suldaanka Beesha Awal Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye iyo Wasiirka AWqaafta iyo diinta Maxamuud Suufi Maxamed ayaa hadalo duco iyo waano iskugu jirta ka jeediyey xafladaasi waxaanay suldaanka cusub ugu duceeyeen in ilaahay ku asturo xilka cusub ee suldaanimo ee loo caleemo saaray .

Suldaanka Cusub Suldaan Maxamed Dahir Cilmi iyo xubno kale oo ka tirsan beesha suldaan caleemo saartay ayaa u mahad celiyey dadkii iyo martidi ka soo qayb gashay caleemo saarka suldaanka cusub

Waqabadka togaherer
Gabiilay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: