Toggaherer’s Weblog

MADAXWEYNE KU XIGEENKA IYO WAFTI WASIIRO AH OO U HOR KACAAYO OO BOOQADAY LAALAYS

Posted on: February 27, 2009

MADAXWEYNE KU XIGEENKA IYO WAFTI WASIIRO AH OO U HOR KACAAYO OO BOOQADAY LAALAYS

Berbera 26 Feb 2009 (THN)

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yasiiin iyo xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa maanta tuulada Laalays oo ku taalada jidka u dhexeeya magaalooyinka Berbera iyo Sheek ayaa kaga qayb galay xaflad ay maanta xukuuumadu ugu qabtay kooxo isug jira Cuqaal iyo odayaal oo ka soo kala jeeda deegaanada Gobolkada Saaxil iyo Togdheer.

Xafladaasi oo qaban qaabadeeda xukuumadu baryahanba ku hawlanayd ayaa la tilmaamay in ay ujeeadeedu tahay si odayaasha iyo cuqaasha xafladaasi loo qabtay ay u beeniyaan dadka deegamadaasi ooh ore u sheegay in ku biireen asxaabata mucaaradka gaar ahaan xisbiga kulmiye oo dhawaan u qabtay xalad uu ku soo dhawaynayo dad deegaanka ka soo jeedo oo muujiyey taageerayaan xisbigaasi.

Xafladan maanta lagu qabtay tuulada Laalays oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin gobolkaasi ee ka soo jeeda gobolka Saaxil , ayaa u muuqata in ay xukuumadu ka abaabulayso shirbeeleed ay ugu raadinaysanayso taageero in ay siiyaan Xisbiga Udub, iyada oo uu madaxweyne tiroba afar goor booqday gobolka Saaxil .

Kadib markii xafladii ay dhamaatay ayaa waftigii maxadaxeyene ku ku xigenka Somaliland iyo waftigiisii wasiiirada iyo xubka kale ka koobnaa ay u soo amababexee dhinaca iyo caasimada Hargaysa .

Ahmed Xasan Cali
Togaherer Berbera

  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: