Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH: DAGAAL KA QARXAY DEEGANKA U DAHXEEYA GABILEY IYO AWDAL

Posted on: February 26, 2009

WAR DEG DEG AH: DAGAAL KA QARXAY DEEGANKA U DAHXEEYA GABILEY IYO AWDAL

Hargeysa 25 Feb 2009 (THN)
2 Ruux ayaa ku dhintay 11 kalena way ku dhaawacmeen dagaal ku dhexmaray laba beelood oo ka soo jeeda Gabiley iyo Awdal deeganka Gelin Galool oo beryahanba Xaalad Dagaal ka taaganayd, deegankan iyo deegamo kale ayaa in muddo ah muran dhuli ka taagnaa, murankan ayaa sii xoogayastay tan iyo wixii ka danbeeyey Diiwangelintii codbixiyayaasha iyada oo dhawr goor ay isku dhaceen beelha wada dega halkaasi.

Wararka hordhaca ah ee aanu ka helayno deegaanka dagaalku ka dhacay maanta ayaa sheegaya in dhibaatada dagaalku wali aloossan tahay sansaan colaadeedna hurayso iyada oo labada dhinacba ay helayaan Gurmad , Magaalada Gabiley ayaa lakeenay dhaawaca iyo dhimashada labadaba waxaana ka taagan Dareenp colaad leh, iyada oo lagu aasaay dadkii ku dhintay dagaalkas Gabiley.

Ilaa hada xukuumadu kamay hadalin iyo xisbiyadu mashaqada dhacday ,nkastoo xukuumadda Somaliland u dirtay ciidamo badan oo kala dhex gala dadka dagaalku ka dhex qarxay deeganka Gelin Galool.

TogaHerer Office Hargeysa
Maxamed Oday

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: