Toggaherer’s Weblog

WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALIYA IYO CAJAAIBKA SAFARKIISA !!

Posted on: February 23, 2009

WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALIYA IYO CAJAAIBKA SAFARKIISA !!

Hargasysa 22 Feb 2009 ToggaHerer

WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALIYA IYO CAJAA’IBKA SAFARKIISA 

Waxa loo magacaabay wasiirka Arimaha Dibada dalka somaliya Mudane maxamed C/Laahi OOmaar oo ah aqoon yahan dalkan Ingiriiska wax ku bartay. Mudane Maxamed waa ayaa ku sugnaa Magaalada Hargeysa markii loo magacaabay jagadan. Hadaba waxa cajaa’ib ahayd in Maxamed 4 saacadood kadib safar dhulka ah uu kaga baxay Hargeysa , una jihaystay wadanka Jibuuti. 
Maxamed waxa kusoo dhaweeyay xuduuda lawya-cado ee xadka u dhaxeeya Somaliland iyo Jabuuti wasiir Cali Cabdi. Halkaasoo looga si gelbiyay Caasimada Jabuuti. 

Mucjisada meesha taalay ayaa ahayd, dawlada somaliland oo badanaa eedaysanayaal u taqaanay nimanka xilka ka qabta Dalka somaliya, ayaan iyadu habayaraatee hawshaa wax ay kasoo hadal qaaday jirin. Dadka aad ugu dhuun daloola siyaasada ayaa iyaguna odorasady in sirdoonka iyo madaxda wasaarada arimaha guduhu la socotay ama ugu yaraan ogaan karayeen joogitaanka Maxamed laakiin aanay rabin inay wiilkaas qabtaan bedelkeed-na kula taliyay in guure kaga hayaamo hargeysa si jagadaa u calfado. 

Hadaba doonashada Jagadan oo Maxamed uga hayaamay Jabuuti waa mucjiso marka loo eego, sida ay ula dhaqmi jireen madax hore oo dalka qaarkood dhinkasoo gaadhay. Mise siyaasada somaliland ayaa is bedeshay ku aadan arimaha madaxda somaliya. 

Xafiiska warqabadka 
Toggaherer Hargeysa


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: