Toggaherer’s Weblog

MADAXWEYNE RIYAALE OO DHUL DAD DANYAR AHI DEGAN YIHIIN SIIYEY GACANSADE JAMAC OOMAR

Posted on: February 23, 2009

MADAXWEYNE RIYAALE OO DHUL DAD DANYAR AHI DEGAN YIHIIN SIIYEY GACANSADE JAMAC OOMAR
MADAXWEYNE RIYAALE OO DHUL DAD DANYAR AHI DEGAN YIHIIN SIIYEY GACANSADE JAMAC OOMAR

Berbera 22 Feb 2009 ToggaHerer

Xafad ay deganaayeen dad danyar ah oo ku taala duleedka magaalada Berbera ayaa la sheegay in muran iyo buuq ka dhashay kadib markii la sheegay in madaxweyne Riyaale ka iibiye dhulkaasi mid ka mid ah ganacsatada waayeyn ee Somaliland.

Si uu noo sheegay wariyahayaga Gobolka Saaxil ayaa waxa uu noo sheegay nin uu ku magac dhabay Ahemd Maxmed Cali oo ku lahaa xero uu xoolaha ku xareeyo xoolihiisa oo ahayd xero geel ahaydna kambalk magaaladaasi Berbara xeradaasi oo ahayd goob u dhaxaysa Haamaha waaweyn ee shidaalka iyo madaarka Berbera ninkaas oo sida wariyahu noo sheegay ay deganayeen xiligan xaadirka ah labaatan qays oo ka mid ah caailada Maxamed Cali ayaa saaka waxay ay sheegeen iyaga oo ka cabanaaya in dhulkaas oo ay deganaayeen mudo ku dhaw hal qarni in ay wiigii ina dhaafay uun ay ku war heleen joomitiro ka socda dawlada hoose ee Bebera oo dhulkoodii mitirinaaya markii aanu isku daynay kana wardoonay in aanu ka helno xog xaga iyo dawlada hoosena aanu la kulanay Mayer Cabdale Maxamed Carab waxa uu nagu yidhi mayarku ayey yidhaadeen digreeto madaxweyne ayaan dhulkan ku bixiyey oo aan ku siiyey ganacsade Jaamac Oomaar.

Kadib markii uu noo sheegay Mayorka arintaas iyo siday u dhacay ayanu cabashadayadii la noqonay oo aanu gaon qaadanay in arinkaasi madaxeynaha aanu qoraal u qorno waanaanu u qornay iyada oo uu qoraalkayagu ay ku saxeexan yihiin ilaa sodon caaqil maqaalkaas oo war buuuxa oo rasmi ah ka siinayey madaxeynaha in dhulka ay iska leeyihiin Reer Maxamed Cali sharcigiisan ay qaateen ayey yidhaahdeen mudo 25 sano hada laga joogo.Ilaa iminkana wax jawaab ah kama hayno madaxweynaha qoraalkaa aanu u qoranay .

Waxaanaanu ka digaynaa ayey yidhaahdeen caailada Maxamed Cali hadii la isku dayo dulkaasi in la jeexo oo awood la isticmaali in wixii ka dhaca xukuumadu masuul ka tahay.

Ahmed Xasan Siciid 
Togaherer Berbara

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: