Toggaherer’s Weblog

AYMAN AL-DAWAAHIRI OO KU AMAANAY ALSHABAAB QABSASHADA MAGAALADA BAYDHABO

Posted on: February 23, 2009

AYMAN AL-DAWAAHIRI OO KU AMAANAY ALSHABAAB QABSASHADA MAGAALADA BAYDHABO

London 23 Feb 2009 Togaherer 

AYMAN AL-DAWAAHIRI OO KU AMAANAY ALSHABAAB QABSASHADA MAGAALADA BAYDHABO

Ururka Alqaacida hogaamiyahooda labaad Ayman Al-Dawaahiri ayaa cajalad soo duubay oo kaga hadlayao arimaha somaliya. Shabakada internetka isagoo kaga hadlayay ayuu Dawaahiri ku bogaadiyay guusha al-shabaab ay ugu gacan gashay Magaalada Baydhabo, kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiyaanku. 

Warkan oo shabakada ururkani soo dhigay meelaha laga daawado ayuu Dawaahiri ku muujiyay siduu ula dhacsan yahay isla markaana u taageersan yahay Al-shabaab. Dawaahiri oo hadalkiisa sii wataana waxa uu ku sheegay in arinkani yahay guul muslimiinta usoo hoyaytay iyo jab ku habsaday kuwa soo duulay. 

Cajaladan oo ah tii Afar iyo tobnaad ee uu duubo hogaamiyaha dhuumashada ku jiraa, ayaan haba yaraatee kusoo hadal qaadin dawlada Shariif iyo dibu heshiisiinta culimada caalamku ka bilaabeen dalkan uu ragaadiyay dagaalka iyo aafooyinka isku ladhani 

Xafiiska Warqabadk Toggaherer 
UK London

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: