Toggaherer’s Weblog

11 ASKARI OO KA MID AH CIIDAMA BURUNDI OO KU DHINTAY QARIXII MOQDISHO IYO SAWIRADA RAGA IS QARXIYAY

Posted on: February 23, 2009

11 ASKARI OO KA MID AH CIIDAMA BURUNDI OO KU DHINTAY QARIXII MOQDISHO IYO SAWIRADA RAGA IS QARXIYAY

 
Axmed Shiikh Doon Siidoow

Moqdisho 22 Feb 2009 ToggaHerer

Sida aanu ku helaynu wararka isa soo taraaya ee kusabsan qaraxii maanta loo gaystay ciidamada AMISOM iyo ku Burundi kuwaas oo ay sheegteen ciidama AlShabaab ka dib markii uu ka hadlay Afhayeenka Al-Shaban Sheekh Mukhtaar Roobaw Abuu Mansuur taa soo uu sheegay in ay labadii nin ee is qarixiyey ay ka mid ahaayeen ciidamadoona uuna ku sheegay in ay shihiideen uuna ku shegay in khasaare baani ka soo gadhay ciidamda halkaa ku sugnaa .

Afhayeen u hadlay ciidama Burundi oo lagu magacaabo Colonel Adlophe Manirakiza ayaa wakaaladaha wararka caalama ku baahiyey in ay kaga dhinteen 11 askari halka ay kaga dhaawacmeen tiro ka badan dhaw iyo labaatan askir oo ka mid ah ciidamadiisa.

Taas oo markii hore ee maanta ay dafireen Afhayeenka ciidamada Burundi in uu khasaare ka soo gaadhay ciidamadiisa halka uu Afhayeenka Al_Shabaabna sheegtay in ay khasaare laxaad leh soo gadhsiiyen ciidamadii halkaa fadhiyey 

Hadaba wixii warar ah ee ka soo kordha dhacdadaa iyo kuwa caalamkaba kala soco 
http://www.togaherer.com 

WARQABADKA TOGGAHERER MOQADISHO
AXMED KULAN JOOKAR

 
Mursal C/Nuur Maxamed Cali Shiikh oo (Shik-shigoow)


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: