Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH; QARAX ISMIIDAAMIN AH OO LAGU WEERARAY CIIDAMDA AMISOM EE XAMAR

Posted on: February 22, 2009

WAR DEG DEG AH; QARAX ISMIIDAAMIN AH OO LAGU WEERARAY CIIDAMDA AMISOM EE XAMAR

Moqadisho 22 Feb 2009 ToggaHerer
Falal isqarxin ah ayaa Goor dhawayd Gilgilay qaybo katirsan Magaalada Muqdisho oo ay joogaan Ciidamo katirsan kuwa Midowga Africa ee Nabad ilaalinta ah.

Nin Naftiisa soo Miidaamiyay oo watay Gaadhi kuwa yaryar ah lagana soo buuxiyay walxaha qaraxa ayaa laxaqiijiyay in uu Gudaha ugalay Xaruntii hore ee Jamaacadda Umadda oo ay joogaan Ciidanka Burundi ka socda.

Xaaladda Muqdisho ayaa aad u kacsan waxaana laga cabsi qabaa in ay Dagaalamaan Ciidanka AMISOM iyo Xoogaga Islaamiyiinta Somalia. 

TogaHerer kala soco wixii soo kordha

Warqabadka ToggaHerer Moqdisho
Axmed Kulan (Jokar)
Xamar Cadey

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: