Toggaherer’s Weblog

MUNAASABAD LAGU XUSAAYEY MAALINTII UFO EE DHAGAXTUURKA 1982 KII OO MAANTA KA DHACAY BEERTA XORIYADA

Posted on: February 22, 2009

MUNAASABAD LAGU XUSAAYEY MAALINTII UFO EE DHAGAXTUURKA 1982 KII OO MAANTA KA DHACAY BEERTA XORIYADA

Hargaysa 21 Feb 2009 ToggaHerer

Kulan munaasabad xusuuseed oo lagu xusaayey dhacdadii 1982 maalintii dhagaxtuurka ee aqoonyahankii UFO ayaa lagu qabtay shalay fagaaraha beerta Xoriyada ee magaalada Hargaysa . 

Kulankaasi oo ay ka qabgaleen xubnihii aqoonyahankii UFO madaxda xisbiyada siyaasada , iyo dadweyne aad u tiro badan ayaa hadal masuuliyintii kulanaasi ka qayb gashay ay ka soo jeediyeen waxa ay kaga warameen dhacdadaasi iyo sidii ay ku timid oo ku bilaaban tay dhalinyaro aqoonyahan ah oo ka dhidhiday tacadigii taliskii Siyaad bare uu ku hayey dadwaynaha bilaabayna in ay caawiyaan cusbataalka way nee Hargaysa dadweynaha ay ku bararujiyaan tacadiga uu ku hayey taliskaa Siyaad bare, oo xukuumadii Maxamed Siyaad Bari kadib ay xidh xidhay dhaliyadaa aqoon yahanka ah.

20 kii February 1982 kiina la horkeenay maxakamdii bad baada kadibna lagu xukumay xukumo gadhaya dil ilaa xabsi daayin ardaydii iskuulaadka dhiganayeyna ay guluf dhagaxtuur ah ku soo qaadeen hadlkii ay maxakamadu ka socotay oo ahayd maxakamada magaalada Hargaysa maalintaasi oo ay ku dhinteen qaar ka mid ahaa ardaydii gulufka soo qaday .

Waxaa dadweynha munaasabadaasi ka qayb galay ay masuuliyiinka ka hadashay u jeediyeen in aanay mar dambe ayna ogolaan cadaalad daro lagula kaco oo ah wixii laga dagaalamay oo hanta iyo dadba ay ku waayeen .

Dadweynihii halkaasi ka soo qayb galay oo aad u qiiraysnaa ayaa sacab iyo musxarad la sare joogsaday kuna balan qaaday in aanay u dul qaanaynay in dulmi iyo tacadi dabe lagula kaco taas oo ayn dad badanina ku agoomoobeen xaga qaarna ay ku curayaameen qaarna naftoodiiba ay wayeen .

Waxaanay balan qaadeen in ay ka shaqayn doonaan sidii ay u heli lahaayeen xoriyada buura ah oo iyo nolol tan iminka lagu jiro ka wanaagsan.

Toaherer Hargaysa 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: