Toggaherer’s Weblog

MAGACYADA LABADII RUUX EE ISKU QARXIYAY MAANTA XAMAR

Posted on: February 22, 2009

MAGACYADA LABADII RUUX EE ISKU QARXIYAY MAANTA XAMAR

MAGACYADA LABADII RUUX EE ISKU QARXIYAY MAANTA XAMAR

 
Axmed Shiikh Doon Siidoow

Moqadisho 22 Feb 2009 ToggaHerer
Warar Hordhac ah oo ay heshay Warqabadka ToggaHerer ee Moqadisho ayaa Tilmaamaya ama sheegaya Magacyada Dadkii Maanta feb 22 2008 isku qarxiyay Ciidanka AMISOM.

Axmed Shiikh Doon Siidoow oo ahaa Wiil dhalinyara ah islamarkaana xiran jaakad lagasoo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa isku Qarxiyay Gudaha Ciidanka AMISOM Burundi

5 Daqiiqao kadib waxaa isqarxiyay Mursal C/Nuur Maxamed Cali Shiikh oo (Shik-shigoow) ku Magaca dheeraa.

Waxaa wali noo suurta gelin in aan helno deegaanada ay ka soo kala jeedaan labadaan qofood ee isku qarxiyey Muqdisho

Waxaa iska cad oo diinteena Islaamka ku xusan oo culumada Islamka Dhamaantood sheegen in aan diinteena islaamkan aysan ogaleen raalina ka aheyn in uu qof is dilo isna qarxiyo.

WARQABADKA TOGGAHERER MOQADISHO
AXMED KULAN JOOKAR

 
Mursal C/Nuur Maxamed Cali Shiikh oo (Shik-shigoow)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: