Toggaherer’s Weblog

Posted on: February 22, 2009

FADHIGII MAANTA EE WAKIILADA OO ANSIXIYAY QODOBO KHUSEEYA DOORASHADA MADAXTOOYADA EE 29 MARCH

Hargeysa 22 Feb 2009 ToggaHerer
Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta waxay kaga doodeen saddex qodob oo kala ah .

1- In doorashadu ku qabsoonto wakhtigii loo qoondeeyey ee 29 March.

2- Hadii ay doorashadu ku qabsoomi waydo wakhtigeedii in labada gole baarlamaan ay isaga yimaadaan.

3-In Komishanka doorashooyinka qaranka loo yeedho si wax looga waydiiyo halka ay marayso tabaabushaha doorashdu.

Fadhigii golaha wakiilada oo uu guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Labaad Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa dood iyo falanqayn ka dib cod u qaadeen qodobadan, fadhiga oo ay ka soo xadireen 42 Mudane, waxa cod aqlabiyad ah ku ogolaaday 33 Mudane, 6 Mudane ayaa diiday, 2 way ka aamuseen guddoomiyuhuna muu codayn.

Warqabadka ToggaHerer Hargeysa Somaliland

Mubarik Maxamed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: