Toggaherer’s Weblog

WAR DEG DEG AH: WASIIRADA XUKUUMADA SHARIIF OO LAGU DHAWAAQAY IYO RAG ISKA WAAYEY

Posted on: February 20, 2009

WAR DEG DEG AH: WASIIRADA XUKUUMADA SHARIIF OO LAGU DHAWAAQAY IYO RAG ISKA WAAYEY

Djibouti 20 Feb 2009 ToggaHerer
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharmaarke ayaa caawa maqribkii kaga dhawaaqay Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti Xubnaha Golaha Wasiiradiisa cusub, kaasoo ka koobnaan doona 36 wasiir, iyadoona ay ka muuqdaan wajiyo cusub oo aanay ka mid aheyn xukuumadihii hore.

Habka xulitaanka Golaha Wasiiradan ayaa ah mid ku saleysan qaabka awood qeybsiga ee beelaha soomaalida ee loo yaqaan 4.5, waxaana magacyada Wasiirada la magacaabay ay kala yihiin sida tan

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka 1aad ahna Wasiirka Kaluumeysiga Prof. C/raxmaan Ibbi
Wasiirka Qorsheynta Qaranka C/raxmaan cabdi ShakuurWarsame 
Wasiirka Arimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar 
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Prof Ibrahim xasan caddow
Wasiirka Warfaafinta Farxaan Cali Maxamuud
Wasiirka cadaalada iyo garsoorka Sh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow 
Wasiirka Gaashaandhiga Prof. maxamed cabdi Gaandi 
Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xashi Aden 
Wasiirka maaliyada Shariif Xasan Sheikh Adan 
Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed Cabdulaahi Omar
Wasiirka Caafimaadka Qamar Aadan Cali
Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaatid Gaduud
Wasiirka Horumarinta reer Miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye
Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska Fowziyo Sheekh
Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka badda Maxamed Ibraahim Xaabsade
Wasiirka Ganacsiga C/rashiid Cirro
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Aadan Cali
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Madoobe Nuunow Maxamed
Wasiirka Cilmi baarista Maxamed Cali Xagaa
Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
Wasiirka Waxbarashada Axmed C/llaahi Waayeel
Wasiirka Xanaanada Xoolaha abuukar cabdi cusmaan
Wasiirka Hantida qaranka Maxamed mursal
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Cabdala Boos
Wasiirka Dib u dhiska xuseen ceelaabe faahiye
Wasiirka Dalxiiska Duurjoogta Maxamed Xuseen Siciid
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Cali Jaamac Jengeli
Wasiirka Warshadaha C/raxmaan Jaamac
Wasiirka Jaaliyada Dibeda Cabdulaahi Axmed Azhari
Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Cabdi Yuusuf
Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Saleebaan Colaad Rooble
Ilaalinta deegaanka iyo Bey’ada Burci Xamza
Wasiirka Tamarta iyo Shidaalka Cabdiwaaxid Cilim goonjeex

Warqabadka ToggaHerer Djibouti
Saleebaan Ibrahim 
Djibouti

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: