Toggaherer’s Weblog

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY AGAASIMAHA GUUD EE W/ ARIMAHA GUDAHA

Posted on: February 19, 2009

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY AGAASIMAHA GUUD EE W/ ARIMAHA GUDAHA

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Date: 18/02/2009

Warsaxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa
uu maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabay Agaasimaha Guud ee
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.

Madaxweynuhu, isaga oo tix-raacaya qodobka 90-aad, faqradiisa 3-aad ee
dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana aqoonsan baahida weyn ee
loo qabo buuxinta hawsha Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi, waxa uu u
magacaabay inuu jagadaasi qabto Mudane Yuusuf Maxamed Ducaale.

Waxana Madaxweynuhu isaga oo tix-gelinaya kartida , aqoontiisa iyo
hufnaantiisa shaqo waxa uu amray in uu xilkaasi sida ugu dhakhsaha badan
ula wareego.

Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: