Toggaherer’s Weblog

DUBAI OO SOO BANDHIGTAY QAAB ONLINE AH OO AAD KU HELAYSO VISA HA

Posted on: February 19, 2009

DUBAI OO SOO BANDHIGTAY QAAB ONLINE AH OO AAD KU HELAYSO VISA HA

DUBAI OO SOO BANDHIGTAY QAAB ONLINE AH OO AAD KU HELAYSO VISA HA

Codsadayaasha Visaha Online ka ah oo jooga Dubai ama dibada waxay ku heli karaan visahooda iyaga oo adegsanaya Fariinta qoraalka ee mobiladoda ama via e-mail si ay u helaan ogalaansha soo galida ama ka bixida Dubai, adeegan casriga waxa fulinaysa Waaxda dajinta iyo aqbalaada oo loo soo gaabiyo magaceeda DNRD.

Agasimaha guud ee DNRD Mohammad Ahmad Al Merri ayaa yidhi Adeegsiga Mobile visa wuxuu yaReen doona dadka booqanaaya xafiisyada DNRD sidoo codsadaashu waxaa loogu soo saari doona visahooda qaab online ah.

Sidoo kale maamulaha DNRD Mr Khalid Bin Medea Al Falasi ayaa yidhi macaamishu codsanaysa ogalaansha soo galida waxay si online ah uga codsan karaan bogaan internetka ku leenahay oo ah EDNRD waxayna bixinaya khidmad si ay u helaan visahood qaab qoraal fariin ah ama email
Markuu u soo baxo visahooda waxaa lagu ogaysiin doona qaab email ah kaaso ku jiri doona dukumintiga visaha oo original ah iyo calaamada DNRD iyo saxiixa agaasimaha guud
Markaad timaado goobaha laga galo dubai, saraakisha kantoraladu waxay ka akhrin doonan faafahinta ogalaansha galida mobileka aad sidato ama waxaad kala soo bixi kartaa emailka oo aad ku daabacan karto qaab PDF ah
Qaabkan ayaa la filaaya inay ka faa’iidaysan doonan oo dhibi ka haysato helida ama doonida visaha dubai.

Source Gulf news

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: