Toggaherer’s Weblog

BUUR MADOW ANNAGA BOQOR NOOMA AHA DHAQAN IYO SIYAASAD MIDNA NAGUMA METELO BAYAAN

Posted on: February 19, 2009

 

BUUR MADOW ANNAGA BOQOR NOOMA AHA DHAQAN IYO SIYAASAD MIDNA NAGUMA METELO BAYAAN

“Buur-Madow Annaga Boqor Nooma Aha Dhaqan Iyo Siyaasad Midna Naguma Metelo”

Bayaan – Beesha Yoonis Adaraxmaan (Habar-jeclo/Muuse Abokor)

Burco, February 19, 2009 ToggaHerer
Dad ay tiradoodu gaadhayso ilaa saddex boqol oo qof oo isugu jira Madax-dhaqameed, Odayaal, Ganacsato, Aqoonyahano iyo Waxgarad kale oo ka tirsan Qabiilka Yoonis Adaraxmaan (Habar-jeclo/Muuse Abokor) ayaa shalay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ka soo saaray bayaan ay si kulul ugu cambaareynayaan Cismaan Buur-Madow, iyagoo sheegay inaanu ahayn Boqornimada uu sheeganayo, iyo inaanu metelin, isla markaana waxay hadalka Buur-Madow ku tilmaameen Been-abuur aan sal iyo raad toona lahayn.

Bayaankaas oo uu magaalada Burco nooga soo diray weriyaha Haatuf, Axmed Aadan Yuusuf, waxa uu u qornaa sidan:

“Haddaanu nahay Beesha Yoonis Adaraxmaan waxaanu bayaankan ku caddaynaynaa in shirkii jaraa’id ee uu Buur-Madaw ku qabtay 17. 02. 09-kii Hotelka Crown ee Magaalada Hargeysa, kaas oo uu Buur-Madaw ku sheegtay in uu yahay Boqor Muusa Abokor.

Haddaba haddii aanu nahay Beesha Yoonis Adaraxmaan Muuse waxaanu halkan ku caddaynaynaa inaanu Buur-Madaw annaga Boqor noo ahayn, nana matalin dhinaca dhaqanka iyo dhinaca siyaasadda midna, wixii Shirka jaaraa’id uu kaga hadlayeyna ay yihiin been abuur wixii annaga naga khuseeya, cuqaal, suldaan, boqor, aqoon yahano iyo siyaasi midna aanu shirkaa naga fadhiyin

Beeshu waxay canbaaraynaysaa mawqif cadna ka taagan tahay dhacdooyinka been abuurka ah ee uu ku caan-baxay Buur-madaw, waxayna taageersan tahay oo soo dhawanaysaa go’aankii Golaha Guurtida ee ahaa in doorashadu waqtigeeda ku qabsoonto, waxaanay ka digaysaa Beesha Yoonis Adaraxmaan wixii khalkhal iyo nabadgelyo xumo dadka iyo dalka ku abuuraya, waxaanay Beeshu u mahad naqaysaa labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada.

Beeshu waxay leedahay Suldaan, Suldaankeeduna waxa weeye Suldaanka guud ee Beelaha Habarjeclo (Suldaan C/llaahi Suldaan Cali Muuse), waxa kale oo ay leedahay 14 Caaqil, aqoonyahano iyo ganacsadayaal ay ka mid yihiin:-

1. Chief Caaqil Faarax Cumar Cali

2. Chief Caaqil Maxamuud Xasan Cismaan

3. Chief Caaqil Jaamac Ismaaciil Cawed

4. Caaqil Maxamed Kaarshe Faarax

5. Caaqil Cabidillahi Galaydh Diiriye

6. Caaqil Ismaaciil X. Cabdi Maxamed

7. Caaqil Faarax Diiriye Caateeye

8. Caaqil C/llaahi Siciid Yuusuf

9. Caaqil Xaamud Diiriye Qodax

10. Caaqil Cali Buraale Maxamed

11. Caaqil Muuse Ciise Muuse

12. Caaqil Axmed Diiriye Cali

13. Caaqil Cumar Xirsi Gaani

14. Caaqil Kaariye Dirir Geedi

1. Eng. Cali Siciid Raygal

2. Pro. Maxamed Cabdi Halac

3. Pro. Cabdi Cali Maxamed

4. Eng. Cismaan Diiriye Ducaale

5. Mahad Maxamed Cawaale (Xubin Guddida Guud ee Beesha Habarjeclo)

6. Salaad Jaamac Diiriye (Xubin Guddida Guud ee Beesha Habarjeclo)

7. Jaamac Samatar Warsame (Ganacsade)

8. Jaamac Sugule Cali (aqoon yahan)

9. Muuse Sahal Diiriye (Aqoon yahan)

10. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Caateeye (Aqoon yahan)

11. Maxamed Shire Dakhare (Aqoon yahan)

12. Maxamed Siciid Cali (Aqoon yahan)

13. C/llaahi Yuusuf Cartan (Aqoon yahan)

14. Khadar Nuux Siciid (Aqoon yahan)

15. Maxamuud Xayir Ducaale (Ganacsade)

16. C/wahaab Shaashi Cabdi (Aqoon yahan)

17. Saleebaan Ciise Maxamed (Aqoon yahan)

18. Maxamuud C/llaahi Muuse (Aqoon yahan)

19. Saleebaan Caydiid Cismaan Furre (Aqoon yahan)

20. Saleebaan Maxamuud Siciid (Aqoon yahan)

21. Jaamac X. Axmed Diiriye (Ganacsade)

22. Siiciid Cabdulle Ismaaciil (Ganacsade)

23. Ismaaciil Salaad Buraale (Aqoon yahan)

24. Aadan Axmed Yuusuf (Sheekh)

25. Siciid Jaamac Bootaan (Aqoonyahan)

26. Maxamuud Saleebaan Dacwi (Oday)

27. Cabdi Hurre Xirsi (Ganacsade)

28. Maxamed Daroor Cali (Aqoonyahan)

29. Baaruud Jaamac Qodax (Oday)

30. Maxamed Jaamac Qodax (Oday)

31. Baaruud Sahal Geedi (Oday)

32. Maxamed Nuur Cabdulle (Ganacsade)

33. Aadan Axmed Yuusuf (Ganacsade)

34. Cawaale Mire Diiriye (Gancsade)

35. Buraale Maxamed Maxamuud (Ganacsade)

36. Aadan Sheekh Dirir (Gancsade)

37. Aadan Saleebaan Kaarshe (Gancsade)

38. Cabdi Aadan Cismaan (Ganacsade)

39. Cabdi Aadan Mire (Ganacsade)

40. Barre Jaamac Oogle (Ganacsade)

41. Cali Xasan Siciid (Oday)

42. Maxamuud Smatar Warsame (Ganacsade)

43. Mahad Maxamuud Abokor (Aqoonyahan)

44. Cawil Samatar Abokor (Oday)

45. Ciise Abokor Jaamac (Ganacsade)

46. Aadan Yuusuf X. Siciid (Ganacsade)

47. Faysal Axmed Jaamac (F. Sanweyne) (Ganacsade)

48. Yuusuf Cawed Caarshe (Ganacsade)

49. Axmed Sugaal Yuusuf (Oday)

50. M. Buureed Saleebaan Kaarshe (Mujaahid)

51. Maxamuud Ciise Xasan (Sheekh)

52. C/llaahi Cali Shire (Ganacsade)

53. C/llaahi Faarax Dayl (Xildhibaan)

54. Axmed Maxamed Jaamac (Xildhibaan )

55. Mawliid Ismaaciil Ducaale (Xiddig) (Oday)

56. Dr. Cismaan X. Axmed Warsame (Dictor)

57. Dr. Axmed Aadan Abokor Hayne (Dictor)

58. Caydaruus Cali Yuusuf (Aqoonyahan)

59. Cumar Axmed Cali Yare (Oday)

60. Jaamac Mire Qodax (Oday)

61. Maxamuud Iidle Geele (Ganacsade)

62. Cabdi Nuur Cali (Oday)

63. Daroor Cali Dhawaaq (Oday)

64. Yuusuf Sugaal X. Maxamuud (Oday)

65. Yasir C/llaahi Cismaan (Oday)

66. Saleebaan Muuse Abaar (Oday)

67. Jaamac Ducaale Cali (Oday)

68. Cabdi Dirir Cali (Ganacsade)

69. Cabdi Cabdillaahi Jaamac (Oday)

70. Sicood Qaaje Nuur (Oday)

71. Xasan Caabi Kadiir (Oday)

72. Fayaan Jaamac Bootaan (Oday)

73. Faarax Jaamac Ciise (Ganacsade)

Waxaa bayaankan soo saaray in ka badan 300 oo qof.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: