Toggaherer’s Weblog

SHIRKADAHA KALA AH GM IYO CHRYSLER OO KA CODSATAY XUKUMADA LACAQ DEEQA OO DEG-DEGA AH

Posted on: February 18, 2009

SHIRKADAHA KALA AH GM IYO CHRYSLER OO KA CODSATAY XUKUMADA LACAQ DEEQA OO DEG-DEGA AH

Labada shirkadood ee ugu baladhan dalka Maraynkanka GMC(General Motors) iyo Chrysler waxay ka codsadeen xukumada dalka lacaq deeqa oo dheerad ah.Lacqta labada shirkadood aay ka dalbadeen xukumada ayaa ah $21.6 billion oo dollar.Labada shirkadood aya sheegay in ay dhimayaan shaqaalo fara badan hadanay xukumadu ku caawimin si deg dega ah. kuwas oo so saraa Guwadhida ayaa

Hadaba Xukumada dalka Maraynkanka ayaa hore uu amahisay shirkada GM lacaq gadhaysa 16.6 billion oo dollar taas oo lo amahiyay si aay u soo sarto qalabiyada machineka iyo motorka babuurta.

Waxaa qorshaha ugu jirta shirkada GM in ay shaqo fadhisiin ku samayso Dad gadhaya 47,000 oo Qof weliba in aay xidhoo shan xarumood oo kamida Xaruumaha aay ku leedahay Dalka Maraykan.

Dhanka kale xukumada Dalka Marykanka ayaa maalmahanba ku mashquulsaneed wax ka qabashada dhaqaalo xumada soo wajahday dalkaasi in mudo ah ba.

Warka Dhaqalaha Toggaherer

Maxamed Aadan Nuur
Islamabad,Pakistan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: