Toggaherer’s Weblog

RAYSAL WASAARIHII INGIRIISKA IYO DEEQDIISA YUHUUDA

Posted on: February 18, 2009

 

RAYSAL WASAARIHII INGIRIISKA IYO DEEQDIISA YUHUUDA

Lonodn 17 Feb 2009 ToggaHerer

RAYSAL WASAARIHII INGIRIISKA IYO DEEQDIISA YUHUUDA
Raysal wasaarhii Ingiriiska Tony Blair ayaa ku guulaystay abaal marin
dhan Hal Milyan oo dollar-ka maraykanka ah. Abaal marintan ayuu ku
helay wax loogu yeedhay siyaasadiisii mahadinta lahayd kaga helay
dunida xallintii khilaafaadka Waqooyiga Ireland iyo Kosovo, sidoo kale
lama soo hadal qaadin raadkii siyaasadiisa uu kala kulmay dagaaladii
Afghanistan iyo Ciraaq ee xilligii xukuumadiisa .

Afhayeenkiisa oo ka hadlaya meesha uu lacagtaasi ku isticmaali doono
ayaa cadeeyay inuu lacagtaas ugu deeqi doono Raysal wasaaruhu urur
diimeedka uu kamid yahay Blair , taasoo lagu magacaabo DAN DAVID
FOUNDATION, taasoo saldhigeesu yahay Tel Aviv oo ah caasimda dawlada
Yuhuuda.

Xafiiska Warqabadka Toggaherer
UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: