Toggaherer’s Weblog

Posted on: February 15, 2009

CANADIAN PARLIAMENTARIANS IYO SAFIIRKA S/LAND O ISLA MEEL DHIGAY IN GOOBJOGAYAL LOO DIRO S/LAND

Safiirka Somaliland u joga dalka Canada, Mahamed O Ismael & Tom Bond aya shir laqatay Canadian Parliamentaires. isago Safiirku shirar kanokale hore ula qatay qaybaha kala gedisan ee dawlada Canada.

mr: Mohamed aya uga xogwaramay siday Somaliland wax u qabsatay iyadon bulshada calamka kahalin wax tagero”ah oo lataban karo,hadana seday uga hirgaliyen nabad iyo dimuqradiyada taso ay udanbaysay sida dadka Somaliland logu samayay diwangalin iyo kadh kii ay kufoteyn lahayen iyado loga danleyahay inay ka dhacdo dorasho xalaal ahi

Mr: Mohamed oo uga waramay siday Somaliland ugu bahantahay tagero calamiya oo dhanwalba sida cafimadka ,waxbarashada shaqo aburis,ictirafka oo lala radiyo & waxyabo badan on halkan laguso kobikarin una gudbiyeen dhukumantiyo badan o ka turjumaya waxyabahaan kor kuso xusnay,waxukalo safiiku ka codsaday inay daawulada Canada udirto gobjogayal madaxbanaan dorashada madaxwayinaha ee kadhicdonta Somaliland, arinka o”aysiwayiina uso dhaweyen Canadian parlimentaires kana aqbalen inay so dirayan diyarna uyahin.

Mr: Douglas Frith aya hadalki sii ku bilabay mahadnaq & kuna amanay siday Somaliland uga hirgelen dimuqradiyada iyo kala dambeynta kuna balanqaday inay wax laqabanayan isago gobta ka shegay inay hada diyariyen tiimkii gobjogayash ee uga qayiibgelilaha dorashada madaxwayinaha Somaliland kadhicidonta diyarna yahiin oo arinka la islamel dhigay,waxukalo gobta kashegay inay ogyiin inay Somaliland dal qaniiya, waxay isla garteen inay 4 casho kabacdi laiskusonoqdo hawshana halka lagasi aba qado. kulankan aya kudhamaday isafgarad iyo guul baladhan. Alla mahad leh Somaliland guul warsaxafadeed kasobaxay

Mohamed O Ismael
Safiirka Somaliland u joga Canada Ottawa – Canada
Em:Somalilandmission@gmail.com


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: