Toggaherer’s Weblog

LABA DAYAX-GACMEED OO IS JIIDHAY

Posted on: February 13, 2009

LABA DAYAX-GACMEED OO IS JIIDHAY

LABA DAYAX-GACMEED OO IS JIIDHAY

Hey’adda dayax-gacmeedka Aduunka ee (NASA)ayaa sheegtay in ay isku dhaceen hawada sare Laba Satelite oo nooca is-gaadhsiinta xambarsana ah, kuwaasoo ku socday xawaare gaadhaya 780-km.

Shilkan ayaa dhacay xilli ay labadan Satalite marayeen hawada-sare Seybeeriya ee dalka Ruuska.

Dayax-gacmeedyadan ayaa laga kala leeyahay wadamada Mareykanka iyo Ruushka,waxaana la filayaa in maalmaha-soo-socda la qiimeneyo khasaaraha ka dhashay shilkan ka dhacay hawada-sare,waana shilkii ugu horeeyay ee noocan ka dhaca masaafo dhulka u jirta (400-mile).

Waxa laga yaabaa arintan sababtay tartan xaga macluumadka iyo badhitaanka kaasoo ayaamahanba sii xoogeysanayay una dhaxeeya labadaas wadan Ruushka iyo Mareykanka.

Warqabadka Toggaherer
Maxamed Adan Nuur
Islamabad

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: