Toggaherer’s Weblog

NIN QORAA AH OO MAANTA XUKUUMADA S/L XABSIGA U TAXAABTAY.

Posted on: February 12, 2009

NIN QORAA AH OO MAANTA XUKUUMADA S/L XABSIGA U TAXAABTAY.

Hargeysa 11 Feb 2009 ToggaHerer

Xukuumda Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxabtay oo inta badan warbaahinta ku soo bandhiga xaaladaha dalku marayo siyaasiyan iyo dhaqaaleba ninkaas oo la yidhaa Abdi Risaaq Suudi Nuur ciidamada Policeka ayaa la sheegay in ninkaasi qoraaga ah ay qabten badhtamaha magaalda Hargaysa iyagoo haba yaraatee xadhiga qoraagaasi aan u sidan waraaq maxakamadeed ama waaran.

waxaa si wayn loo tuhunsan yahay in xadhigiisan uu ka dambeeyey qorali is daba joog ah oo baryahan dabme aad loo xiiseeyey maqaaladiisa oo ay ka mid ahayd midkii ugu dambeeyey maqaldii ugu dambeeyey ee soo baxa (Xukuumada Somaliland oo si wayn ugu fashilantay ictiraaf raadinta).

Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Kayse Xasan Cige oo ka hadlay xadhiga qoraagasi ayaa ku timaamay mid sharci daro ah oo ay canbaaraynaya isla markaasina u yahay mid ka soo hor jeeda damaanad qaadka dastuurka jamhuriyada Somaliland u ku fasaxaayo cabiraada fikirka ,hadalka iyo qoraalka una dhisan tahay nidaamka dimuquraaidyadeedna uu qatay.

Waxaanu xukuumada ugu baaqay in si dhakhso ah muwaadinkaasi xoriyadiisi loogu soo celiyo.

Xafiiska warqabdka togaherer
Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: