Toggaherer’s Weblog

BOOLISKA ETHIOPIA OO QABTAY HAL RUUX OO LOO TUHUNSAN YAHAY DILKII DIBLOMASIGII MARAYKANKA AHAA

Posted on: February 12, 2009

BOOLISKA ETHIOPIA OO QABTAY HAL RUUX OO LOO TUHUNSAN YAHAY DILKII DIBLOMASIGII MARAYKANKA AHAA

AdissAbaba 12 Feb 2009 ToggaHerer
Ciidamada booliska ee dalka Ethiopia ayaa soo qabtay nin looga shakinsan yahay inuu ka dambeeyey dilkii loo geystay diblomaasigii Mareykanka ee bishan bilowgeedii lagu dilay gurigiisa oo ku yaala magaalada Addisababa.

Eedaysanahan oo aan magaciisa la shaacinin ayaa laga soo qabtay tuulo la yidhaahdo Were-Illu oo ku taala waqooyiga Ethiopia. Waxayna warbaahinta maxaliga ah ee dalka Ethiopia baahisay in eedaysanahan laga helay qalab uu lahaa diblomaasigii la dilay oo isugu jira Computer laptop,mobile phone,Camera iyo dukumeentiyo kale oo badan.

Diblomaasiga Mareykanka ee la dilay ayaa ahaa 25 jir ka shaqeyn jiray qaybta Konsuleerka ee safaarada Mareykanka ku leedahay magaalada Addisababa, waxaana isagoo meyd ah laga helay gurigiisa 02/02/09.

WARQABADKA TOGGAHERER
ETHIOPIA
XUSEEN JAAMAC DURAAN (XUSTO)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: