Toggaherer’s Weblog

MELES SANAAWI OO KU DHAWAAQAY IN KILILADU AY QORTAAN CIIDAMO DEEGANADOODA AH.

Posted on: February 11, 2009

MELES SANAAWI OO KU DHAWAAQAY IN KILILADU AY QORTAAN CIIDAMO DEEGANADOODA AH.

Addis Ababa 11 Feb 2009 ToggaHerer
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Atto Melez Zenawi ayaa shaaca xalay ka qaaday in Dhamaan maamul hoosaadyada Itoobiya ay samaystaan Ciidamo u gaar ah balse arrinkan ayaa ila hada la iska waydiinayaa su’aalo sababta keentay iyadoo la ogyahay in dalku leeyahay Ciidan Milatari iyo Boolis ah labadaba iyada oo Itoobiya lagu sheego in ciidankeeda Rigliga ah yahay qiyaastii ilaa 250,000.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamdan loo qoranayo doorashooyinka soo socda si ay ciidamo deeganka ahi uga hawl galaan deeganada doorashada oo la filaayo in ay qabsoonto sanada soo socta ee 2010.

Arrinata ayay dadka mucaaridka ku ah xukuumada Meles ay sheegayaan mid uu u adeegsanyo Rajiimka Dalka ka Taliyaa ciidamadan si uu uga hortago Xisbiyada Mucaaridka ah .

Warqabadka ToggaHerer
Adissababa
Wariye Xusen Jaamac Duraan (Xusto)

Email: togaherer@gmail.com
togaherer@journalist.com

 
Email: togaherer@gmail.com togaherer@journalist.com

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: