Toggaherer’s Weblog

LABADA GODOMIYE EE UCID IYO WAKIILADA OO KU SO BEEGAN OSLO (OGAYSII… OGAYSII)

Posted on: February 11, 2009

LABADA GODOMIYE EE UCID IYO WAKIILADA OO KU SO BEEGAN OSLO (OGAYSII… OGAYSII)

Waxaa khamiista oo ku beegan 12.02.2009 ka soo dagaya garoonka wayn ee magaalada Oslo ee Gardermoen Flyplass wafti culus oo ay hor kacayaan gudoomiyaha Xisbiga Qaran ee Ucid Mudane Faysal Ali Waraabe iyo Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Mudane Abdi rahmaan AbdiLahi (ciro) Waxana oo lagu war galinayo in dadwaynaha ku dhaqan wadanka Norway waxaana sidoo kale labada gudoomiye ee Faysal iyo Ciro ay la hali doonaa jaaliyada Somaliland ee dhaqan dalkan Norway maalinta Jimcaha oo ku beegan 13.02.2009 Kl 18:00 . 

Gudoomiyaha Ucid ee Norway 
Abdi Ismaaciil X .Ahmed 
95822451

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: