Toggaherer’s Weblog

JARAAIDKA CARABTA OO SIYAASIGA ISMAACIIL BUUBE SHEEGAY INUU KU HABOON YAHAY JAGADA RAISAL WASAARAHA

Posted on: February 11, 2009

JARAAIDKA CARABTA OO SIYAASIGA ISMAACIIL BUUBE SHEEGAY INUU KU HABOON YAHAY JAGADA RAISAL WASAARAHA

Jaraaidka ka soo Baxa wadamada Carabta iyo Telefeeshenada Qaar ayaa waxay ay ka doodeen cida ku haboon in uu Madaxwaynaha Soomaliya ka dhigo Raysal wasaraha Cusub , iyaga oo aad u falanqeeyeen Siyaasiga Ruug Caadaga Soomaliyeed Xildhibaan Ismaaciil Hure Buubaa oo ay sheegeen in u isagu ku haboon yahay in laga dhigo jagada Raysal wasaraha.
Iyaga oo sheegay in uu wax wayn ka badali karo siyaasada Arimaha Dibada e Soomaliiya iyaga oo shegay in uu xiliyo badan ka soo Qabtay wasiirka Arimaha Dibada.

Saxafiga caanka ee Cabi rabaani ee jariirada Alxayaat ayaa shegay siyaabaha uu kaga bixi karo mashaakilka Soomaliya in ay tahay in uu Madaxwayne Shariif u magacabo jagadaas nin aduunka laga Yaqaano oo wax wayn ka qaban kara inuu yahay Xildhibaan Ismaciil Buubaa oo uu shegay in uu xidhiidh wacan ka Dhaxeeyo Wadamada Carabta siiba Wadanka Sacuudiga iyo Dalalka Khaliijka , waxa kale oo uu shegay inuu Xidhiidh Fican la leyahay Wadamada Maraykanka iyo wadamada Jaarka la ah Soomaliya,

Madaxwayne Sheekh Shariif ayaa la filayaa inuu Dhawaan u Magaaco Raysal wasaare Cusub Wadanka Soomaliya iyo Dawlad Qaran oo loo wada Dhan Yahay .Xildhibaan Ismaaciil Buuba aya waxa uu Xukumadihii hore ka soo Qabtay xililal Fara badan waxana uu Xidhiidh wacan la Leyahay Madax Sar Sare o Caalamiya, Hadal Haynta Jaaraaidka ayaa dad Badani waxa ay SHegeen in u u Qalmo Xildhibaan Ismaciil hure Bubaa.


Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: