Toggaherer’s Weblog

BUDHCAD BADEED TIRADOODU TAHAY 7 OO CIIDAMADA BILAYSKA SOMALILAND KU QABTEEN BERBERA

Posted on: February 11, 2009

BUDHCAD BADEED TIRADOODU TAHAY 7 OO CIIDAMADA BILAYSKA SOMALILAND KU QABTEEN BERBERA

Berbera 11 Feb 2009 ToggaHerer
Budhcad badeed tiradoodu dhan tahay todoba ayaa ciidanka boolisku gacanta ku dhigeen magaalado xeebeedka Berbera budhcadan ayaa doonaysay in ay hawlgal afduub ka fuliyeen badda Somaliland iyaga oo doonayay in ay ka hawlgalaan gudaha Somaliland.

Qabashada Budhcad badeedan ayaa waxa cadeeyey Taliyaha Bilayska Somaliland General Maxamed Saqadhi Dubad Taliyaha ayaa intaa ku daray in budhcadan lagu qabtay habeenkii xalay guri ku yaal magaalada Berbera oo ay ka maleegayeen budhcadnimadooda iyaga oo watay haystayana todobo qori oo ah nooca AK47 iyo rasaastoodii .
Taliyaha ayaa intaa ku daray in si dhakhso ah loo horgeyn doono budhcadan maxkamada awooda u leh taliyaha ayaa intaa ku daray in budhcad badeedani ka soo jeedo Wadamada aynu jaarkanahay se muu magacaabin wadankooda.

Qabasahda Budhcad badeedan ayaa ka dhigaysa tii sadexaad ee ay qabtaan iyaga oo aan waxba fulin ciidamda sirdoonka iyo booliska Somaliland iyaga oo labadii qaybood ee hore ay ciidamadu u qabteen la xukumay.

XAFIISKA WARQABDKA TOGGAHERER
HARGEYSA
SOMALILAND

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: