Toggaherer’s Weblog

KULAN DHEXMARAY AGAASIMAHA WAAXDA TABABARADA W CAAFIMAADKA IYO ARDAYDA MACHADKA KASMO COLLEGE

Posted on: February 10, 2009

KULAN DHEXMARAY AGAASIMAHA WAAXDA TABABARADA W CAAFIMAADKA IYO ARDAYDA MACHADKA KASMO COLLEGE

Laascaanood 10 Feb 2009 ToggaHerer
Waxaa maanta galinkii hore kulan xog is dhaafsi ahi dhex maray agaasimaha waaxda tababarada ugu qaabilsan wasaarada caafimaadka jamhuuriyada somaliland mudane FAYSAL ISMAACIIL iyo ardayda wax ka barata machadka caafimaadka ee KASMO COLLEGE ee magalada laascaanood oo mudooyinka u dambeeyey ku joogay safaro shaqo iyo kormeer isugu jira magalada laascaanood ee gobolka sool.

waxaa sarkaalkani uu kormeer iyo qiimayn ku sameyey habka wax barasho ee machadkan isagoo sido kale la kulmay maamulaha iyo macalimiinta wax ka dhigta machadka kasmo,oo ah machad ka diiwaan gashan wasaarada caafimaadka somaliland islamrkaana ka mida dugsiyada caafimaadka ee laascaanood kuwooda ugu heerka sareeya.

waxaa uu mr faysal sheegay inay wasaaradu ku dadaali doonto sidii ay u siin lahayd machadkan qalab ku filan si looga soo saaro arday u qalanta gudashada hawshan caafimaad oo ah mid aad loogu baahan yahay xilian,waxaa machadkan hada dhigta ducadii labaad oo tiradoodu dhantahay ilaa 60 arday iyadoo ay horena ugu qalin jabiyeen dufcado hore,waxaana ay ardaydaasi ka qayb galeen dhawaan hawshii maalmaha caafimaadka caruurta ee laga hirgaliyey gobolka sool oo idil.

wariye axmedsaakin faarax
laascanood,somaliland
axmedsaakin@hotmail.com


Sawir Qaade Wariye Axmed Saakin

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: