Toggaherer’s Weblog

MIDAWGA AFRIKA OO BIXINAYA MUSHAHARKA CIIDAN GAADHAYA 2700 & CIDAN HOR LEH OO KU SOO ADAN MOQDISHO

Posted on: February 9, 2009

MIDAWGA AFRIKA OO BIXINAYA MUSHAHARKA CIIDAN GAADHAYA 2700 & CIDAN HOR LEH OO KU SOO ADAN MOQDISHO

Adiss ababa 09 feb 2009 ToggaHerer
Wareysi uu siiyay wakaalada wararka ee Reuters wakiil geesk afrika ee ururka midowga Afrika ayaa waxa uu ku sheegay in ay dowlada Madaxweyne shariif ay ka caawinayaan dhinaca amaanka iyo weliba iyagoo bixin doona mushaarka qaar ka mid ah ciidmada amaanka ee magaalada Muqdisho.

Mas’uulka oo lagu magacaabo Nicolas Bwaki aya waxa uu sheegay in haatan la helay waxooga nabad ah ka dib dowlada midnimada qaran islamarkaana midwoga afrika ay waajib ku tahay inay cawiyan nabadaas yar ee haatan soo if baxday, waxa uu yidhi waxaanu ka qeyb qaadaneynaa sidii amaanka loo sugi lahaa iyo inagoo bixin doona buu yidhi 2700 ciidmadamo ah kuwasoo oo sugi doona buu yidhi magaalda ay 
dagaaladu hala keeyeeen.

Waxa uu bawakira intaas ku daray in ciidamo dheeri ah ay ku soo dari doonaan ciidmada haatan soomaaliya ka jooga iyadoo wadamada Uganda iyo burundi ay dabayaaqadka bishan keeni doonaan 850 askar wadankiiba oo dheeri ah si ay ugu qeyb qaataan buu yidhi hanaanka nabada ah ee la wado.

Waxa uu kaloo yidhi nigeria ciidamadeedu waa diyaar lakiin waxaa loo baahan yahay buu yidhi caawinaad dhinaca sahayda ah taas oo ay haatan u xayairan yihiin, balse waxa uu sheegay inay iman doonan oo ku biiri doonaan Uganda iyo Burundiga haatan jooga Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: