Toggaherer’s Weblog

SH.SHIIRIIF OO KULAN LA YEESHAY MAXAKAMADAHA ISLAAMIGA AH XUBNO KA SOCDA.

Posted on: February 8, 2009

SH.SHIIRIIF OO KULAN LA YEESHAY MAXAKAMADAHA ISLAAMIGA AH XUBNO KA SOCDA.

Moqdisho 08 Feb 2009 ToggaHerer
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo maxkamadaha islaamiga ayaa shalay waxaa ay ka wada hadleen sidii dalka loogu dhaqi lahaa shareecada islaamk iyo arimaha dib u heshiisiinta.

Sida uu Shabelle u sheegay Afhayeenka dhinaca howlgalada maxkamadaha islaamiga sheikh C/raxiin Ciise Cadoow kulan saacado qaatay ayaa maalintii shalay aheeyd xarunta madaxtooyada waxaa ku yeeshay xoogaga maxkamadaha islaamiga ee uu hogaaminayay Sheekh C/qaadir Cali Cumar iyo madaxweynaha dowladda Soomaaliya sheikh Shariif Sheekh Axmed oo maalintii shalay aheeyd soo gaaray magaalada Muqdisho

Afhayeenka waxaa uu sheegay in kulankaasi ay madaxweynaha uga wada hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin sidii dalka loogu dhaqi lahaa shareecada islaamka,dib u heshiisiinta iyo in umadda laga samata bixiyo dagaalada islamarkaana laga wada shaqeeyo nabadada iyo in wax loo qabto dadka tabaalaysan iyo kuwa kuwaxyeeloobay dagaaladii ka dhacay gudaha dalka Soomaaliyeed isagoo intaa ku daray afhayeenku in madaxweynuhu ay isla af garteen arimahaasi oo dhan.

Kulankaani maalintii shalay ay yeesheen hogaanka gudaha maxkamadaha islaamiga iyo madaxweyanaha dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ah kulankii ugu horeeyay oo ay qaataan madaxweyanah soomaaliya iyo maxkamadaha islaamiga wallow ay wali jiraan kooxo kale oo ka soo horjeeda dowladda uu hogaamiyu sheikh Shariif Sheekh Axmed.

Sida uu noo xaqiijiyey Afhayeenka dhinaca howlgalada maxkamadaha islaamiga sheikh C/raxiin Ciise Cadoow kulan saacado qaatay ayaa maalintii shalay aheeyd xarunta madaxtooyada waxaa ku yeeshay xoogaga maxkamadaha islaamiga ee uu hogaaminayay Sheekh C/qaadir Cali Cumar iyo madaxweynaha dowladda Soomaaliya sheikh Shariif Sheekh Axmed oo maalintii shalay aheeyd soo gaaray magaalada Muqdisho

Afhayeenka waxaa uu sheegay in kulankaasi ay madaxweynaha uga wada hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin sidii dalka loogu dhaqi lahaa shareecada islaamka,dib u heshiisiinta iyo in umadda laga samata bixiyo dagaalada islamarkaana laga wada shaqeeyo nabadada iyo in wax loo qabto dadka tabaalaysan iyo kuwa kuwaxyeeloobay dagaaladii ka dhacay gudaha dalka Soomaaliyeed isagoo intaa ku daray afhayeenku in madaxweynuhu ay isla af garteen arimahaasi oo dhan.

Kulankaani maalintii shalay ay yeesheen hogaanka gudaha maxkamadaha islaamiga iyo madaxweyanaha dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ah kulankii ugu horeeyay oo ay qaataan madaxweyanah soomaaliya iyo maxkamadaha islaamiga wallow ay wali jiraan kooxo kale oo ka soo horjeeda dowladda uu hogaamiyu sheikh Shariif Sheekh Axmed.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: