Toggaherer’s Weblog

SHAQO LA AANTA KA JIRTA MARAYKANKA OO MEEL XUUN MARAYISA

Posted on: February 8, 2009

SHAQO LA AANTA KA JIRTA MARAYKANKA OO MEEL XUUN MARAYISA

SHAQO LA’AANTA KA JIRTA MARAYKANKA OO MEEL XUUN MARAYISA

08 Feb 2009,Toggaherer

Shaqala’anta ku dhacaday Dalka Maraykanka ayaa imaka tiro ahaan Dad gadhaysa 598,000.

Shaqalaantan ugu danbaysay ee ka dhacaday bulshada Maraykanka ayaa ah midi ugu xumayd mark la bar-bar dhigo kii ku dhacay bishii December sandii 1974-tii. Dadkii ku shaqabeelay xiligas ayaa lagu qiyasay 1.8 milyan. Hadaba sadexdii bilood ee ugu danbeeysay 2008-da ayaa ku shaqa beelay Dad gadhaya 3.6 milyan.

Shaqala’aanta ku soo badanaysa Maraykanka ayaa sii badanaysa iyadoo uu Madax weynaha Dalka dadaal badan ugu jiro xalinta mushkilada dhaqaalee isaga oo golihiisa malin walba kala hadla sidii dhaqaalaha dalka wax looga qab lahaa.

Shaqa la’aanta ka jirta Maraykanka imaka waa 7.6% tas oo ah tirakoobkii ugu danbeeyay ee ay dowladu samaysay.

Mohamed A. Nur
Xafiiska Dhaqalaha Toggaherer


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: