Toggaherer’s Weblog

SHARIIFKA IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO KA DEGAY MUQDISHO DAQIIQADO KA HOR

Posted on: February 7, 2009

 

ARTICLES

SHARIIFKA IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO KA DEGAY MUQDISHO DAQIIQADO KA HOR

Moqadisho 07 Feb 2009 ToggaHerer
Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay Garoonka diyaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Shariifka iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa ay noqoneysaa booqashadii ugu horeeysay ee uu ku yimaado Muqdisho tan iyo markii loo caleemo saaray xilka Madaxweynenimada.

Ciidamo isugu jira kuwa Maxkamadaha iyo kuwa dowlada kmg ayaa waxaa ay isku gadameen wadooyinka gala garoonka diyaaradaha iyo xaafadaha ku dhow dhow si ay ammaanka u sugaan. 

Shariifka ayaa waxaa loo soo galbiyay xarunta Madxtooyada ee Vila Somalia halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen hogaanka Sare ee Maxaakiimta Islaamiga ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada kmg Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: