Toggaherer’s Weblog

MUCJISO:SHIMBIR QURANKA AKHRIYASA

Posted on: February 7, 2009

MUCJISO:SHIMBIR QURANKA AKHRIYASA

Allah (SWT) awoodiisa meel waliba ayuu umaddiisa ka tusiyay si ay ugu cibra qataan.

Hadaba shimbir nooca daa’uuska loo yaqaan oo ku nool dalka Pakistan aya wuxu u akhriyaa oo weliba xifdisan yahay Ayaado ka mid ah Qura’anka Kariimka.

Shibirtaani ayaa markiisii hore la baray hadalka iyadoo sida bani-aadamka ugu hadlayay iyadoo mar waliba oo uu hadlana uu ku dhawaaqayo magaca Alla SWT iyo xusitaanka Nabi Maxamed CSW.

Wariyaha ka tirsan Aljazeera oo magacisu yahay Khalid Maxamud ayaa warbixin ka diyaariyay. Ninka iska leh shimbirta ayaa mudo dheer ah barayay Ayaado ka mid ah Qur’anka.

Wariyahan aya markii uu gadhay meesha lagu hayo ayuu wuxu arkay shimbartii oo si fican oo wadaxa u akhriynayay labada Suuradood ee Al-Ikhlaas iyo Al-Fatixa .

Mohamed A. Nur

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: