Toggaherer’s Weblog

TAHRIIBAYAAL SOOMALI AH OO LAGU BADBAADIYAY XEEBTA WADANKA MALTA( Daawo Sawirada)

Posted on: February 6, 2009


 

TAHRIIBAYAAL SOOMALI AH OO LAGU BADBAADIYAY XEEBTA WADANKA MALTA( Daawo Sawirada)

Malta 06 Feb 2009 ToggaHerer
Dooni ay saarnaayeen 115 muhaajiriin ah oo intooda badan ay soomaali yihiin ayaa maalintii shalay aheyd waxa ay ku degeen jasiirada Malta sida ay sheegtay Maamulka Jasiirada Malta.

Muhaajiriintan ayaa iska sabeeynayay meel u dhow biyaha dalka talyaaniga ayaa waxaa arkay ciidamada badda ee dalka Talyaaniga kuwaasoo ku war geliyay ciidmada Malta inay soo bad badiyaan dadkaasi iyadoo markaasi laga soo daabulay dooni aad u yar oo ay saarnaayeen.

115kaasi muhaajiriinta ah ee bad baaday ayaa waxaa ku jira 15 caruur ah iyo 30 haween ah oo intooda badan ay soomaali yihiin waxaana la rumeysan inay ka soo kicitimeen xeebaha dalka Liibiya.

Muhaajiriintani soo gaadhay malta waa kuwii labaad ee halkaasi gaadha todobaad gudahiisa iyadoo maalintii axada ee la soo dhaafay ay gaadheen muhaajiriin gaadheysa 262 kuwasoo qaarad africa u dhashay.

XAFIISKA WARARKA TOGGAHERER
NORWAY

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: