Toggaherer’s Weblog

FAR-GAL QIIMIHIISU KU JOOGA 78,000$ OO KU DHACAY GODKA SUULIGA.

Posted on: February 6, 2009

FAR-GAL QIIMIHIISU KU JOOGA 78,000$ OO KU DHACAY GODKA SUULIGA.

Phoenix 05 Feb 2009 Togaherer

Far-gal qiimihiisu ku Jooga 78,000$ oo ku dhacay Godka-Suuliga.

Allison Berry ayaa xidhnayd fargal Diamond oo qiimhisu ku tagnayad 78,000$.Gabadhan ayaa ka cashaynaysay iyada iyo Ninkeeda hoteel la yidhado Black Bear Diner oo ku tala magalada Phoenix ee gobolka Arizona.Hadaba Allison Beery ayaa uu dhaqaaqday xaga suuliga ayey sii lama filaan ah Diamondh-ki u ugu dhacay Godka musqusha,markiiba waxaa ay isku dayday in ay soo saarto hayeeshee way ku guuldaraysatay.

Mulkilayasha Hotelka ayaa markiiba uu yeedhay nin farsamo yaqana sii uugu soo saro fargalka.Farsamanyaqanka oo magacisu yahay Roberts aya jabiyay goodkii suuliga isago akhritanki ku guulestay inu heelo fargalkii.Roberts ayaa heelay fargalka meel 3 ft(1mr) ka hoseeysa goodka.

Hawsha soo saarista Fargalka ayaa qadatay mudoo 8 sacadood iyo kharash gadhaysa 6000$,Sidii ayaa lagu soo saaray oo loogu helay fargalkii diamond-ka ahaa.
Fargalka ayaa badanka lagu sheega inu yahay sxbka ruunta ee dumarka,hadaba xagan waxa noqday sxbka dhabta gabadhan Roberts. 

Goobtan sheekada ka dhacaday ayaa ahaa meel aad loo xiisaynayay.Gabadhan ayaa farxad uu ooyday marki la siyay fargalka iyado mahad uu celisay Roberts.

Allison Berry ayay siisay Roberts Ninki soo saray fargalka $5,200(Kharashkisa) iyo lacag abaalmarin ah oo ahayd 400$. 

Xigasho: http://www.chron.com/disp/story.mpl/ap/tx/6228336.html

So Tuurjamay:Mohamed Aden Nur


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: