Toggaherer’s Weblog

BAABUUR MARK II AH OO KA BAXAY CAASIMADA HARGEYSA OO LAGU DHACAY DULEEDKA GAROOWE

Posted on: February 6, 2009

 

ARTICLES

BAABUUR MARK II AH OO KA BAXAY CAASIMADA HARGEYSA OO LAGU DHACAY DULEEDKA GAROOWE

Garoowe 06 Feb 2009 ToggaHerer
Duleedka Magaalada Garoowe ayaa xalay lagu dhacay gaadhi Mark II oo ka baxay magaalada Hargeysa , Gaadhiga ayaa siday rakaab waxaanu u socday magaalada Garoowe .
Budhcada dhacday gaadhiga ayaa ku hubaysnaa Qoriga AK 47 waxayna la aadeen gaadhigii dhinaca magaalada rakaabkii iyo darawalkiina halkii ayay kaga tageen iyaga oo aan waxba yeelin.
Dhaca baabuurta iyo afduubka dadka ayaa ah wax ka caado ah Maamulka Puntland dhulka uu ka arimiyo isaga oo u caal waayey in uu wax kaqabto arimaha amniga waxyeelaya iyo dhac gaadiidka iyo afduubka intaba.
Xafiiska Warqabdka ToggaHerer
Garoowe
Wariye Baashe M Yuusuf

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: