Toggaherer’s Weblog

Tony Blair oo sheegay in uu Qur`aanka akhristo

Posted on: February 5, 2009


Tony Blair oo sheegay in uu Qur`aanka akhristo
TONY BLAIR OO SHEEGAY IN UU QURANKA AKHRISTO

TONY BLAIR OO SHEEGAY IN UU QURANKA AKHRISTO

Ra’isul wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Tony Blair ayaa la sheegay in uu maalin walba wax ka akhristo Quraanka Kariimka.

Mr.Balair oo wareysi siiyay wargeys todobaadle ah oo ka soo baxa dalka Jarmalka ayuu ku sheegay in arintaasi uu uga gon leeyahay sidii uu wax kaga fahmi lahaa Mushkilada ka jira Bariga Dhexe .

Waxa uu sheegay in sida uu hadalka uu u dhigay diimaha jira ay ka hadleen arrinta Bariga Dhexe

Mar la weydiiyay su`aal aheyd in uu doonayo in uu qaato diinta islaamka ayuu ku jawaabay, maya yaanan arintaani ku dheeraan .
Waxa uu xusay in ay muhiim tahay in la fahmo waxa uu yahay Iimaan , waana mid laga helayo guud ahaan diimaha ayuu yiri Ra`isul wasaarihii hore ee Ingiriiska Tony blair.

Mohamed Aden Nur

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: