Toggaherer’s Weblog

Markab laga leeyahay imaradka oo lagu layahay xeeta Somalia

Posted on: February 5, 2009

Markab laga leeyahay imaradka oo lagu layahay xeeta Somalia

Nairobi 04 Feb 2009,Toggaherer

Markab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu la’sanyahay xeebahada dalka Soomaaliya iyadoo loo malaynayo in budhacad badeed Soomaali ah ar markabkaasi afduubteen.

Markabka ayaa ka diiwan gashana Jasiirada Comoros waxaana saarnaa markabka 14 shaqaale oo u dhashay dalka Hindiya sida uu xaqiijiyey sarkaal ka tirsan hay’adda bad mareenada caalamka ee bariga Afrika Andrew Muwangura.

Mr.Muwangura waxa uu sheegay in markabkaasi ay leedahay shirkad la yidhado Al-Rashiid Sgiibin oo xaruuntisu ku talo magalada Dubai ee dalka Imraadka Carabta waxuuna markabku ka soo baxay wadankas islamarkana ila iyo haatan la la’yahay.

Markabka ayanaan la ogeyn in aay kooxaaha budhacad badeedku aay gacanta ku dhigeen iyo in wali uu ku jiro biyaha badda hase ahate hadii la xaqiijiyo in markabka ay gacanta ku dhigeen budhacad badeeda wuxu markabkas noqonaya kii 4-aad oo kooxaaha budhacad badeeda Somaalida ay gacanta ku dhigaan sanadakan Cusub 2009.




Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: