Toggaherer’s Weblog

GUDOOMIHII HORE EE KOMITIONKA DOORASHOOYINKA MR KABAWEYNE OO IS CASILAY

Posted on: February 5, 2009

GUDOOMIHII HORE EE KOMITIONKA DOORASHOOYINKA MR KABAWEYNE OO IS CASILAY Hargeysa 01 Feb 2009 ToggaHerer Gudoomiyihii Kominsionka doorashooyinka ee Somaliland Maxamed Ismaciil Kabawayne ayaa mar dhawayd is casilay xilikii uu ka hayey meeshaasi, sidaasina waxaa noo cadeeyey xubno ku dhawdhaw kommisionka doorashooyinka oo sheegay in uu si rasmi ah ugu dhawaaqay gudoomiye Kabaweyne. Khilaaf baan oo dhex aloosnaa baryahanba xubnaha komisionka oo ay u dheertaya caadaasi kaga socday dhinaca xukuumada ayaa keentay iscasilada madaxa komisionka mr Maxamed Ismaciil Kabaweyne Abaaro 12:00 Duhirnimo ee maanta ayaa mar aanu isku daynay in aanu wax ka ogaano iscasilaadaas gudoomiyaha ayaanay noo suurta galin sababo la xidhiidha amaanka meeshaas oo aad loo adkeeyey taas oo askari ay ku xeernayd xarunka commssionka iyo afaafka laga galo xaruntasi. Sida ay wararku sheegayaan waxaa laba cishoba ka socday shirar is daba joog ah oo ay lahaayeen xubnaha komisionka doorashooyinka kuwaas oo la sheegay in ay ku khasbaayeen in uu iska casilo gudoomiyuhu jadaas oo ka hayey meeshana baneeyo. Warqabadka togaherer Haragaysa

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

February 2009
S S M T W T F
« Jan   Mar »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
%d bloggers like this: