Toggaherer’s Weblog

WARSAXAAFADEED: MADAXTOOYADDA SOMALILAND

Posted on: January 30, 2009

 

WARSAXAAFADEED: MADAXTOOYADDA SOMALILAND

Madaxtooyada Somaliland

Date: 29/01/2009

War-saxaafadeed

Golaha wasiirada xukumada somaliland oo gudoominaayay Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxaa maanta oo khamiis ah fadhi aan caadi ahayn ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada JSL.

Golaha wasiiradu waxaa maanta fadhigaasi uu kaga doodey xeer loogu talo Galey ka hortaga argagixisada .

Golahu waxaa uu si qoto dheer u qaada dhigey xeerka argagixisada, oo ah mid Loogu talo galey in maxkamad sharci ah lagu soo taago dadka ku kaca falalkaasi, oo Noqdey qaar ka dhacay dunida meelo badan oo ka mid ah
tobankii sanadood ee ugu danbeeyey, sida aynu ka warhayno falalaas argagixiso, waxaa ka mid ahaa kuwii ka dhacay JSL 29/10/08.

Golaha wasiiradu markii uu si qoto dheer uga baarandegay xeerka lagu talo galey Ka hortaga Argixisada qodobada uu ka kooban yahay ,waxay si wado jir ah u Ansixiyey Xeerkaasi. Waxaana Xeerkan loo gudbin doonaa goloyaasha sharci Dejinta somaliland sida ugu dhakhsaha badan .

Allaa Mahad Leh

Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxweynaha Jsl

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: