Toggaherer’s Weblog

QARAX XOOGAN OO AY KU DHAAWACMEEN 5 RUUX OO ISKU QOYS AH OO KA DHACAY QABRIBAYAX

Posted on: January 30, 2009

QARAX XOOGAN OO AY KU DHAAWACMEEN 5 RUUX OO ISKU QOYS AH OO KA DHACAY QABRIBAYAX

JigJiga 30 Jan 2009 ToggaHerer
Qarax aan la garanayn cida ka danbaysay ayaa ka dhacay magaaladda Qabribayax abaare 10kii fiidnimo qaraxan ayaa ka dhacay xaafadaha dhexdood qarax ayaa ahaa mid aad u weyn.
Qaraxan ayaa waxa ku dhaawacmay dad gaadhayaa 5 qof oo isku qoys ah waxaana ugu dhaawac culus hooyada qoyska.

Dadka Ku dhaawacmay Qaraxan ayaa marka laga reebo Hooyada Qoyska oo loo qaaday Cusbitaalka Kaaramardha ee JigJiga waxay ku sugan Yihiin Gurigooda.

Hooyadda Qaraxan ku wax yeelawday ayaa Comma ku jirta markii la qaaday , geesta kale ayaa ciidanka Boolisku ay ku wareegsan yihiin meeshii uu qaraxu ka dhacay iyaga oo u diidaya in ay aaga cidi gasho.

Wariye: Xuseen Jaamac Duraan (Xusto)
Xafiiska Warqabadka ToggaHerer Ethiopia

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: