Toggaherer’s Weblog

JACAYLKII INDHAHA LAA ( WIIL 37 JIR AH OO GUURSADAY ISLAAN 106 JIR AH).

Posted on: January 28, 2009

 

JACAYLKII INDHAHA LAA ( WIIL 37 JIR AH OO GUURSADAY ISLAAN 106 JIR AH).



Wiil dhalinyaro ah oo da’diisu tahay 37-sanno una dhashay dalka Indoniisiya ayaa guursaday haweeney 106-jir ah oo in muddo uu ka dhexeeyay xiriir wanaagsan.

Habartan waayeelka ah oo lagu magacaabo Mrs. Wook Kondor ayaa saxaafada caalamka qaarkood ku sheegeen in jaceylka labadooda u dhexeeya uu yahay mid indhoole ah (Blind Love) maadaama wiilkan dhalinyarada ah oo heli-kara dookhiisa uu bedelkeedda door-biday inuu jaceyl la wadaago haweeney ayeeyo u noqon-karta (Cajiib).

Islaantan ayaa ku faantay inay si wanaagsan u qancin karto seygeeda kolka la joogo sariirta, waxayna sheegtay inay raali ku tahay inuu lamaanaheeda ee ay ka weyn tahay 69-ka sanno uu la guursan karo gabar ama garoob midii uu doono.

IYADA OO AF INGILSH AH IYO WEBSITEKIINA HALKAN KA EEGA

http://worldmustbecrazy.blogspot.com/2009/01/love-is-blind-man-marry-106-years-old.html

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: