Toggaherer’s Weblog

MAXKAMADA GOBOLKA TOGDHEER OO DIL QISAAS AH KU RIDAY NIN GACAN KU DHIIGLE AH

Posted on: January 27, 2009

MAXKAMADA GOBOLKA TOGDHEER OO DIL QISAAS AH KU RIDAY NIN GACAN KU DHIIGLE AH

Burco 26 Jan 2009 ToggaHerer
Maxakamadda Gobolka TogDheer ee Burco ayaa Xukun dil ah Ku Riday Gacan ku dhiigle Cumar Cismaan Axmed oo bishii November ee Kalhore ku dilay magaalada Burco Marxuum Maxamed Jaamac Cali , Maxkamada ayaa u cuskatay Xukunkan Dilka ah qodobada 234 ee xeerka Ciqaabta Guud iyo Shareecada Islaamka .

Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Togdheer Garsoore Ibraahim Aaden Yaasin ayaa sheegay in Xukunkani yahay Darajada Kowaad lana marin doono darajooyinka kale ee sharciga ah .
xukunkan ayaa noqonayaa kii kowaad ee dil ah ee ay xukunto maxkamada Gobolka Togdheer Sanadkan Cusub ee 2009 .

Xafiiska Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa
Somaliland

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: