Toggaherer’s Weblog

JAALIYADA REER S/LAND EE OHIO MAGALADA COLUMBUS OO BEENINEYSA WAR LAGA FIDINAYO DR GABOOSE

Posted on: January 27, 2009

UJ: BEENIN WAR LAGU BAAHIYEY SHEBEKEDAHA

Hadaanu nahay jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan gobolka Ohio magaalada Columbus,Waxaanu Ku Caan baxnay in aanu isku duubni ugu hawlgalo wefti kasta oo ka yimaada Somaliland Xisbi kasta ha ahaadee. Waxaananu had iyo goor Qadarinaa hadafka guud ee ka dhexeeya Jamhuuriyada Somaliland iyo horu markeeda Siyasadeed iyo Nabadgelyoba

Waxaanu ka midaysanay in wada jir loogu howl galo Horumarka Somaliland.
Hadaba waxaanu cadaynaynaa in ninka Isku magacaabay UDUB Gudoomiyaheeda ee maqaalka Been abuur ah ka qorey socdaalkii Dr. Gaboose ee Columbus, Waa Nin cidla ka kacay(Hal bacaad lagu lisay). Waxa falalka nocaas ahi ka baxsanyiin maamuuskii martida ee Diinteena suubani ina farayso.
Dr.Gaboosana waxaanu u soo dhaweyney si ay ku dheehantay ixtiraam iyo maamuus, Iyadoon loo eegaynin Xisbiyo, Qabiil, Gobolaysi,iyo nin jeclaysi toona sidii ay horeba ugu caan bexeen Jaliyada reer somaliland ee Columbus,Dadweyne aad u tiro badan ay ka soo qaybgaleen, Halkaas oo Mudane Dr. Gaboose ugu soo bandhigay hadafkii guud ee dalka iyo marxalada siyasadeed ee maanta ka jira dalkii hooyo.Halkaas oo uu ku kala saafay sifaha ay leeday maanta isagoon cidna ku xadgudbin shakhsiyadeeda.
Waxaananu aad uga xumaanay falka caynkaas ah een hore nalooga baran hadaanu nahay reer columbus Ohio.
Xubnaha Jaaliyada Somaliland ee Columbus, Ohio

1-Ibrahim Rage Mahamed
2-Ismaciil Siciid Carale
3-Cali Kudhadhgoo
4-Siciid Food Cade
5-Eng-Xassan Xaji Cabdi
6-Saxardiid shaacir
7-Ahmed Colaad
8-Cumar cabdiraxmaan Osman
9-Polit Xassan
10-Maxamed Ahmed Sugaal
11-Eng.Amiin Dahir Caynashe
12-Eng.Ahmed Liiban
13-Ahmed Abdi Goolcade
14-Ibraahim Cabdi Xasan
15-Ahmed Buux Samater
16-Ahmed Sugaal Warsame
17-Guleed Ahmed Sugaal
18-Khadar Ahmed Batuun
19-khadar Mahamed abdi
20-jamac Shariif
21-Abdiraxman Gulled
22-Abdirahman ibrahim
23-Cali yusuf qalib
24-Nuur afdiinle
25-Asad Ahmed Kudhedo
26-Ahmed jamac mahamed
27-Faisal mahamed kudhedo
28-Najax Farax Kudhedo
29-Cumar Yusuf galool
30-Maxamed cumar faarax (arbac)
31-Saxardiid Cabdi shacir
32-Jamac yusuf bashe
33-Abdifatax Yusuf Daroor
34-Daha Donyaale
35-Ahmed Nuur madoobe
36-Cabaas Siciid Food Cade
37-Faisal Siciid Food Cade
38-Ismaciil Siciid Foodcade
39-Abshir Garow
40-Cabdi Salaan Ismaciil
41-Jamaal Maxamud Ibrahim(shesheey)
42-Cabdi rixiim maro yare
43- Farxaan Dubad Guure
44-Ismail Walacwalac
45-Yuusuf Cawale
46-Maxamed Saleeban (Gacmodheere)
47- C/fataax Ilkacase
48-Guleid Ismacil Adan
49-Osmaan Ducaale
50-Maxamed Umal Far jar
51-Sulub Baashe
52-Maxamed Xassan
53-Yusuf Sugaal
54- Cabdi Yoonis
55-Xassan x. Ismail
56- Guleid Karkar
57-C/risaaq Aadan (walaleeye)
58-Maxamuud X. Xusein
59-Jamaal Dheere
60-Naasir Qalaaf
61-Cabdi Shooki (gaab)
62-Seineb Cali Du’ale

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: