Toggaherer’s Weblog

MUDANAYAASHA GOLAHA GUURTIDA S/L OO MAANTA QODOBO KU ANSIXYEY KALFADHIGII 37aad

Posted on: January 25, 2009

 

MUDANAYAASHA GOLAHA GUURTIDA S/L OO MAANTA QODOBO KU ANSIXYEY KALFADHIGII 37aad

Hargaysa 24 Jan 2009 ToggaHerer

Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta isku raacay in fadhi 37aad laga saaro qodobka wax ka badelka xeer hoosaadka golaha guurtida.

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Adan (Salebaan Gaal )oo shir gudoominaayey kalfadhiga maanta ayaa mudanayaasha golaha uu soo jeediyey in ajadaha kalfadhiga 37aad laga saaro qodobka wax ka badalka xeer hoosaadka golaha guurtida.

Mudanayaasha golaha guurtida ayaa dood dheer oo arigtidoodu ku kala duwanayd ku yeeshay fadhigi golaha guurtida ee maanta dabeedna cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandahaa kalfadhiga 37aad oo ay ka mid ahaayeen qodobadiisa:-

• Wacyi galina bulshada ee arimaha doorashooyinka 
• Anisixinta golaha ee mashaariicda horyaala 
• a) sida mashruuca xeer ee komshanka xuquuqda aadamaha 
b) mashruuca xeer ee shaqaalaha rayidka ah.
Iyo mashaariic sharci kale .

Kalfadhiga maanta ayaa waxaa goobjoog ahaa 55 mudane 
Waxaa ogolaaday ansixinta ajandahaa kalfadiga 37 aad 
46 mudane 
Waxaa diiday 3 mudane halka iyana uu ka aamusay hal mudane gudoomiyuhuna muu codayn .

Warqabadka togaherer 
Hargaysa 

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: