Toggaherer’s Weblog

CIIDAMADA SIRDOONKA JSL OO QABTAY 10 GANTAALADA LIDKA DIYAARADAHA AH MAGAALADDA HAREGYSA

Posted on: January 23, 2009

CIIDAMADA SIRDOONKA JSL OO QABTAY 10 GANTAALADA LIDKA DIYAARADAHA AH MAGAALADDA HAREGYSA

Hargeysa 23 Jan 2008 ToggaHerer
Ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigay 10 Gantaalada Garabka laga tuuro ee lidka Diyaaradaha Gantaaladaas oo mid kiiba hal mar la isticmaalayo.

Wasiirka Wasaaradda Daakhiliga Somaliland Mudane C/laahi Cirro ayaa xaqiijiyay in ciidanku qabteen Gantaaldan iyaga oo ku qabtay Guri ku yaal magaalada Hargeysa sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in Ay Hubkan u qabteen Laba nin oo Soomaali ah Sidoo kalena ay baadhis xoogan wadaan .

Wasiirku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in hubkan laga keenay markiisi hore Wadanka Eritrea lagana soo dajiyay Dhuusamareeb Gobolka Galgaduud Ciidanka Sirdoonka Somaliland ay hore ula socdeen Dhaqadhaqaaq hubkaa.

Tan iyo wixii ka danbeyey Qaraxayadii Aragagaxiso ee lala beegsaday Somaliland waxa jiray in ciidamda Sirdoonka iyo Amnigu ay Heegan xoogan Ku jireen.

Xafiiska Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa Somaliland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: