Toggaherer’s Weblog

C/RASHIID DUCAALE QAMBI IYO AXMED GADHLE OO LAGA SIIDAAYAY SALDHIGII AY KU XIDHNAAYEEN

Posted on: January 22, 2009

C/RASHIID DUCAALE QAMBI IYO AXMED GADHLE OO LAGA SIIDAAYAY SALDHIGII AY KU XIDHNAAYEEN

Hargeysa 22 Jan 2009 ToggaHerer
C/Rashiid Ducaale Qambi Iyo oday Axmed C/laahi Nuur Gadhle ayaa la sii daayay ka dib markii ay ku xidhnaayeen Saldhiga Ibraahim Koodbuur muddo Laba Todobaad ah.

C/Rashiid ayaa ka mid ah Golaha Dhexe ee xibiga kulmiye waxaanu ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta, Mudane Qambi ayaa la xidhay ka dib markii ay xukuumadu ku eedeeysay in uu ka danbeeyey rabashadihii ka dhacay Buuhoodle ee lagu horjoogsaday Diiwaangelinta se Xisbiga Kulmiye iyo Ehelka Mudane Qambi ayaa aaminsanaa iyagu in uu u xidhan yahay eedeyn uu dhawaan u soo jeediyey Xukuumada iyo M/weyne Riyaale.

Cid ilaa imika si rasmi ah uga hadashay siideynta Ragan oo ka tirsan xukuumada Somaliland ma jirto .

Xafiiska Warqabdka ToggaHerer
Hargeysa Somaliland

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

January 2009
S S M T W T F
« Aug   Feb »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
%d bloggers like this: